Digital Shelter

Author: Digital Shelter

Blogs

Muhimada Internetka iyo Xiliga Koroonaha

Cudurka safmarka ah ee loo yaqaano covid19 ee uu sababo fayraska “coronavirus” ayaa caalamka si ballaaran u saameeya. Sida ku qoran warbixinnadii ugu dambeeyay tirade dadka uu haayo xanuunkan ayaa kor u dhaafeysa 1.4 malyan, in kabadan 89,000 oo qofna ay u geeriyootay ayadoo wali la filanaayo in tirada intaas kasii badato. Cudurkan oo markiisi

Scroll to Top